Wasiir Cadaalla oo xog cusub ka bixiyey howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf “Cadaalla” oo ka qeybgalayay Barnaamij dood ah oo ka baxaya Twitter Space-ka ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka al-shabaab iyo guulaha laga gaaray. Wasiirka ayaa sheegay in ciidamada Qaranka ay guulo waaweyn ka soo hoyeen howlgallada socda, al-shabaabna looga dilay tiro … Continue reading Wasiir Cadaalla oo xog cusub ka bixiyey howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab